Dagaal Khasaaro geestay oo dhax maray ciidamada dowlada iyo Al Shabaab

Dagaalyahano aad u hubeesan oo katirsan Al Shabaab ayaa weerar xoogan ku qaaday saldhig ciidanka milatariga Soomaaliya ku leeyihiin magaalada Garbahaarey ee xarunta gobolka Gedo. Sida aan Wararka ku heleyno labada dhinac ayaa waxaa dhax maray dagaal xoogan oo dhaliyay khasaaro kala duwan, waxaana dagaalka markii dambe uu istaagtay kadib markii ay dib u laabteen … Continue reading Dagaal Khasaaro geestay oo dhax maray ciidamada dowlada iyo Al Shabaab